‎ ‎‎ ‎‎ ‎

welcome to AL-QUDUS ONLINE [][][][ااهلا وسهلا الى معهد القدس اون لاين لتحفيظ القران الكريم والدراسات الاسلاميةا
mission vision

MACHADKA QUDUS ONLINE

Machadka AL-QUDUS ONLINE waa machad online ah oo magalada Hargeisa ku yaala oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto machadka waxa wax barta arday ku kanool qaaradaha dunida sida qarada america europe iyo Asia macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon buuxda iyo khibrad u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku hor jooga waxa wax kabaran kara machadka qof kasta caruur iyo ciroole machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaaga kugu timid waana fursad qaali ah si aad uga faa'idaysato halkan iska diwaangali oo

halkan guji hal mar ama

________________________________________________________________________

nagala soo xidhiidh
Email: qudus333@hotmail.com
Free call:0014153660442
viber: +252634087991
skype: qudus333
Mobile: 00252634087991

Hadaba waxa uu kuu hayaa machadku.
image


1:inaad xifdido quraanka kariimka ah iyo tajwiidkiisa adigoo jooga gurigaaga ,xafiiskaaga, shaqadaada.


2: inaad barato qiraa'ada qur'aanka, taas macnaheedu waa inaad kitaabka quraanka- ka akhriyi karto si tajwiid leh .


3: inaad barato akhrinta iyo qorista carabiga, higaada, farbarashada. ( far akhris )


4:inaad barato carabiga adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga, shaqadaada.


5: inaad barato tawxiidka adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga, shaqadaada.


6: inaad barato ducooyinka iyo tarbiyada adiga iyo caruurtaaduba.


7:inaad barato luuqada carabiga adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga, shaqadaada.


8: inaad barato axaadiista rasuulka (scw) iyo fiqiga adiga oo gurigaaga jooga.


9:inaad caruurtaada barto salaada ,waysada adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga, shaqadaada.

nagala soo xidhiidh

Free call:0014153660442

local call:+00252634087993

skype:qudus333

email:qudus333@hotmail.com

ama halkan iska diwaangali

AL-QUDUS ONLINE is worlds’ best online Quran academy providing the Islamic education to the students of every age. We aim to provide an easy platform to the prospective Quran students for enlightening them with the best possible Quranic understanding in all its forms and manifestations. We have highly qualified and well experienced teaching staff. Our mission is to spread the teachings of Quran all over the world.
We are committed to provide Quran education to our students in a charming atmosphere and greed passion.
We claim that the students of our organization will not only be fine recites but also good interpreter
To this end, we are committed in our venture to the best of our sincerity and humble capacity to provide a team of extremely capable, highly educated and well trained tutors. We are Alhamdulillah, committed and dedicated to broadcast the essence and spirit of the Holy Quran to all the aspirants in every nook and corner of the world.

::::>>SHURUUDO GAARA

 

  • Fadalan wakhtiga qur’aan dhgaysiga hala ilaaliyo
  • Waalidiinta waa inay soo xaadiraan wakhtiga cashar dhagaysiga ardayga
  • Waa in ardaygu soo xafido casharka qur,aanka si tajwiid  ahna usoo diyaariyo
  • Hadii ardaygu  xanuunsanyahay waa in waalidku lasoo socodsiiyo macalinka
250x250 ad
ISDIWAANGALIN
Name/Magaca
Email
Skype ID
Mobile number

QALABKA WAXBARASHADA



DOWNLOAD HERE / QAADO

QUDUS ONLINE ACADMEY MUXAADARAAT XUL AH