‎ ‎‎ ‎‎ ‎
welcome to AL-QUDUS ONLINE [][][][ااهلا وسهلا الى معهد القدس اون لاين لتحفيظ القران الكريم والدراسات الاسلاميةا

DURUUSTA IYO CASHARADA LAGU DHIGTO MACHADKA

1. DURUUSTA ASSAASIGA AH EE machadka

Higaad bilaw ah / muraajoco

Quraanka kariimka ah oo xifdiya

quraanka kariimka ah oo qiraa'a ah [kitaabka]

tajwiidka qur'aanka {}{}{} tafsiirkiisa {}{}{}{} xadiiska

Tajwiid + ducooyinka + tarbiyada islaamka

Caqiidada islamka
Siiro // taariikhda islaamka
luqada carabiga [][][][][][][] luqadda somaaliga
iyo kawa kale oo soo raaca

 

Luqadda soomaliga [ afsomali ]
Luqadda carabiga [ Arabic language]

casharada دروس
1:quraanka kariimka القران الكريم
2: higaada الهجاء اللغة العربية
3: qorista carabiga كتابة اللغة العربية
4: qaabka akhriska كيفبة قراءة اللغة العربية
5: luuqada carabiga buuga 1aad ilaa ka 3aad اللغة العربية من كتاب الأول الى كتاب الثالث
6: tafsiirka quraanka 10 jus ee hoose تفسير القران الكريم من العشر الاخير
7: xadiiska : 1: qaabkii salaada nabiga 2: arbaciinka 3: cumdatul axkaam الحديت : صفة الصلاة, الاربعين النووي, عمدة الاحكام
8: tajwiidka : 1: hidaaya 2: tuxfah 3: miftaax altajwiid التجويد : الهداية المستفيد, التحفة ,مفتاح التجويد
9: tawxiidka 1: tawxiid alsiqaar 2: usuul salaasah 3: caqiidah dahawiya 4: kaashfu shubuhaat .التوحيد : التوحيد الصغار , الاصول الثلاثة , العقيدة الطحاوية , كشف الشبهات .
10: fiqhiga : 1: bilawga fighiga 2: figqhiga salaada 3: abuushujaa iyo xaadis الفقه : مبادئ الفقه , فقه الصلاة , ابو شجاع مع الحديت
11: naxwe : 1: buuga 1aad 2: buuga 2aad 3: buuga 3aad .النحو : من كتاب الاول الي كتاب الثالث.
12: culuum axadith : 1: bayquuniyah 2: tayasiir mustalax alxadiis 3: nukhbatul alfikri علوم الحديت : البيقونية , تيسير المصطلح , نخبة الفكر.

 


casharada .الدروس .
1: tafsiirka 10 jus ee dhexe تفسير القران عشر الاوسط.
2: tajwiidka : aljazariyah .التجويد :متن الجزرية.
3: xadiiska :1: riyaad alsalixiin 2: tajriid alsariix 3: buluuqul maraam .الحديت: رياض الصالحين , تجريد الصريح .
4: fiqhiga :1: ..الفقه.
5: culuum alxadiis : 1: alfiyatu suyuudi علوم الحديت : الفية السيوطي .

 

Hadaba walalo si aad uga faa'idaysato adiga iyo ubadkaaguba fursadan qaaliga ah waxa aad iska diwaangalisaa adigoo buuxinaya formkan HALKAN GUJI

ama nagala soo xidhiidh intan mid

free call :0014153660442
local call :00252634087991
skype: qudus333
email:qudus333@hotmail.com
viber:00252634087991

FIIRO GAARA

hadii aad ogatahay cid rabta in ay ka faaidaysato  fadlan fariinta gaadhsii haday insha allah xaraf bartaan waxad leeday ajarkooda in leeg <<oo kan tusiya khayrka …waxa uu leeyahay ajarka ka sameeyay oo kale >> xadiis

 
250x250 ad
ISDIWAANGALIN
Name/Magaca
Email
Skype ID
Mobile number

QALABKA WAXBARASHADA



DOWNLOAD HERE / QAADO

QUDUS ONLINE ACADMEY MUXAADARAAT XUL AH