0000 Barashada higaada quraanka online - QUDUS ONLINE
top of page

Barashada Higaada Carabiga

Ardayga oo marka hore akhriska si fiican loo baraa waxay fure u tahay in uu si sahlan oo xiiso leh u akhriyo oo uu u barto Qur'aanka iyo Culuumtiisa.

HIGAADA (Far Akhriska )

Higaadu waa bar bilawga ama waxa ugu horeeya ee la baro arday-kasta oo raba in uu Quraanka si fiican u akhristo. buuga higaada ama manhajka aanu dhignaa waxa uu ardayga ka dhigayaa Arday si sax ah ugu dhawaaqa xuruufta carabiga, iskuna xidhi kara xuruufta iyo kalmadaha carabiga. marka ardaygu uu dhameeyo higaada waxa uu noqonaya mid akhrisan kara quraanka kaligii si fudud oo sahlan. 

HABRAACA CASHARDA HIGAADA

Macallimiinta machadku waxa ay juhdi badan galinayaan ardayga inuu akhriskiisu noqdo mid sax sh intaanu Qur'aanka bilaabin.

  • Qayb 1: Barashada xuruufta ,Qoraalkooda , Dhawaaqooda hab maqal iyo muuqala

  • Qayb 2: Isku darka xuruufta iyo sida layskugu xidho ee layskugu akkriyo.

  • Qayb 3: Xarakooyinka sida  (Fatha, Kasra iyo  Dammah) qoraalkooda iyo dhawaaqooda.

  • Qayb 4: Fahanka iyo akhrinta ( Sukuunta  iyo  shaddah ).

  • Qayb 5: Akhrinta iyo fahanka  ( madka  )  xuruuftiisa iyo dhawaaqiisa.

  • Qayb 6: Casharo muhima oo soo raaca higaada bilawga ah. 

  • Qayb 7: Xeerarka aasaasiga ah ee tajwiidka. 

ARABIC HIGAAD (Beginners Course)

Arabic HIGAAD is the basic course for every new beginner student who wants to recite the Quran. In Arabic Qaida, you will be able to learn how to pronounce the Arabic Alphabet and sounds. How to join two letters together and create Arabic words. After the completion of this course, you will be able to Recite the Quran easily

ARABIC QAIDA OUTLINE :

Our Live Quran Tutors will guide you in the following steps before start reading the Qur'aan with Tajweed

  • Topic 1: Learn Arabic Alphabets Shapes and pronunciation with visuals and sound.

  • Topic 2: How to join letters with each other and read correctly.

  • Topic 3: Learning  Arabic (Fatha, Kasra  and Dammah) types of sounds.

  • Topic 4: Linking Signs (  Sukuun and shaddah ).

  • Topic 5: Prolonging Sign ( Madd, Maddah-Letters ) and types of Madd.

  • Topic 6: Other important lessons of higaad.

  • Topic 7: The basic Tajweed Rules

whatsapp quran online somali
bottom of page