top of page

Sidee wax looga bartaaDugsiga Qudus online.
How It Works ? 

Qudud online how it works .png

1

2

Isdiiwaangelinta
Registration

Jidwalka iyo bilawga casharada / Schedule & Start Learning

3

Xaqiijinta Diiwaangelinta iyo Qiimaynta / Enrollment
Confirmation and assessment

reg form isdiwangalinta qudus online

Buuxi Foomka diwaangalinta 

Ama toos noola soo xidhiidh Whatsapp 

Fill in the registration form
on this page or contact us
via WhatsApp.

Qudus online registerion officer_edited.

Waxa kula soo xidhiidhaya Qaybta Diwaangalinta ardayda iyo Qiimaynta ardayda cusub 

iyagoo kuu dhamaystiraya diwaangalinta isla markana kaga jawaabaya dhamaan hadii aad suaalo qabto iyo talo bixin waxbarasho 

Our enrollment team will
contact you to complete the
registration, answer an y
questions, and refer you to to
student assessment section.

Bilawga casharada .png

Marka la qiimeeyo ardayga, waxaa loo diyaariyaa jadwalka waxbarashada, macalinka u dhigaya, iyo waqtiga uu bilaabayo casharrada.

After the student is assessed, a learning schedule is prepared, the teacher is assigned, and the start time is set.

Maxaa Loogaha bahanyahay ardayga? (Class Requirements)

  1. Internet tayo leh / Stable internet connection

  2. Computer ama Laptop ama (Mobile oo loo ogolyahay dadka waaweyn)

  3. Deegaan xasilloon oo aan buuq lahayn

  4. App: Microsoft Teams / ama google meeting  ...  halkan kala soo dag Teams 

Fiira gaar ah 

  • Camarada dadka waaweyn: Ikhtiyaar ayay u furan tahay, qasab ma aha.

  • Qaybta carruurta: Waa daruuri in la furo.

Sidee ayaan casharrada ula soconayaa oo u arkayaa?

Casharrada ay dhigayaan macalimiintu ardaygu waxa uu ka arkayaa shaashada si live ah, si toos isagoo ula soconaya ayuu macalinku isticmalayaa E-board isagoo ula soconaya hab maqal iyo muuqaal ah sidoo kale dhamaan casharada la dhigayo oo buugaag dabacan iyo kuwa soft ah .

pngegg (18)_edited.png
  • Facebook - Black Circle
  • TikTok
  • Reddit
  • X
  • YouTube - Black Circle
  • Instagram - Black Circle

Copyright © 2014-2025 QUDUSONLINE.ORG - All Rights Reserved

bottom of page