Is Waydiin????

-
Ma tahay waalid ka fikiraya naftiisa iyo ubadkiisu in ay bartaan quraanka iyo diinta?
-
Caqabad makaa haysataa dhanka mashquulka shaqada ee badan ama masjidka iyo goobta waxbarashada oo kaa fog?
-
Ma ku dhibantahay adiga iyo ubadkaaguba kicinta iyo akhrinta kitaabka quraanka ?
-
Ma raadinaysay Manhaj iyo waxbarasho tayo sare leh iyo macalimiin khibrad leh oo lasoo xulay?
-
Ma jeceshahay in adiga iyo ubadkaaguba heshaan barashada asaaska diinta iyo tarbiyada sidoo kale fahanka Quraanka?
-
Ma raadinaysay dugsi aad ka helayso maalmaha iyo saacadaha aad rabtid inaad dhigato iyo wakhti kugu filan?
Dugsiga Qudus online waxa uu kuu Diyaariyay
Online Programs:
Ku dooro Dugsiga Qudus online...

ANY WHERE & ANY DEVICE
Meelkasta oo dunida ka mid ah waad ka dhigan kartaa adoo isticmaalaya Computer ama Mobile-kaaga.

QUALIFIED QURAAN TUTOR
Wa Macalimiin Iskugu jira Rag iyo Dumar oo leh Aqoon iyo khibrad sare oo lasoo xulay.

CONVENIENT TIMING
Waxaad dooranaysaa wakhtiga iyo maalmaha aad jaaniska leedahay ee aad xiisadaha qaadan kartid.

ONE TO ONE CLASS
Qoyskii ama Ardaygii waxa si gaar ah ugu dhigaya hal Macalin iyaga oo qaadanaya wakhti ku filan.

REPORTS & CERTIFICATES
Waxa lasiinayaa ardayda warbixin joogta ah, iyo shahaado ama ijaaza marka ay Dhammaystiraan midkamida Duruusta

NO LANGUAGE BARRIER
Ardaygu hadaanu luuqada afsoomaliga si fiican u garanayn maaha caqabad ka hor istaagi karta inuu online ku barto Qur'aanka

Sacdia Nuux
Aad ayuu noo anfacay Dugsigan aniga iyo caruurtayduba, such an amazing teacher Manshallh!

Omer Abdulkadir
Alx runtii waan ka faiday, kaligay hdda ayan akhrisan karaa quranka aadbu iila dadalen

Yasmin Ahmad
markii iigu horeysay waxan islahaa ubadka online diinta laguma bari karo, barakallahu fiikum waxaad iga badasheen fikir kaygii hore, waanan ku qancay
Hargeisa +252 65 4087991
UK +44 1444 39 1229
USA +1 314 529 1524
Sweden +46 31 360 81 82
