top of page

Maxuu kuu diyaariyay Dugsiga Qudus online???

Waxa kuugu diyaar ah Macalimiin Khibrad leh oo kaa caawinaya adiga iyo ubadkaaga in aad online ku barataan
-
Higaada ( kicinta iyo akhrinta quraanka)
-
Qur'aanka ( Tajweedkiisa iyo fahankiisa)
-
Barashada Tarbiyada iyo asaaska diinta
Adiga ayaa dooranaya maalmaha iyo saacadaha aad rabtid inaad dhigato iyo wakhti kugu filan

Duruusta lagu barto Dugsiga
Online Programs:
Ku dooro Dugsiga Qudus online...

ANY WHERE & ANY DEVICE
Meelkasta oo dunida ka mid ah waad ka dhigan kartaa adoo isticmaalaya Computer ama Mobile-kaaga.

QUALIFIED QURAN TUTOR
Wa Macalimiin Iskugu jira Rag iyo Dumar oo leh Aqoon iyo khibrad sare oo lasoo xulay.


